HomeWarar(SAWIRO): Ku-dhawaad labo kun oo Askar Ugandese ah oo ku soo fool leh...

(SAWIRO): Ku-dhawaad labo kun oo Askar Ugandese ah oo ku soo fool leh Somalia.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Difaaca Uganda, Jeneral David Muhozi ayaa ugu baaqay Ciiddamadda cusub inay noqdaan Askar Akhlaaq leh, kuna xad-gudbin Xuquuqda Dadka Soomaalidaa. Ciiddanka cusub ee la soo dirayo Somalia ayaa la sheegay inay tiradoodu dhan tahay 1,845 Askari, kuwaasi oo lagu xoojin doono Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Difaaca Uganda, Jeneral David Muhozi ayaa ugu baaqay Ciiddamadda cusub inay noqdaan Askar Akhlaaq leh, kuna xad-gudbin Xuquuqda Dadka Soomaalidaa.

Ciiddanka cusub ee la soo dirayo Somalia ayaa la sheegay inay tiradoodu dhan tahay 1,845 Askari, kuwaasi oo lagu xoojin doono Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Barta Twitterka ee Afhayeenka Ciiddanka Uganda ayaa lagu qoray inuu Taliyaha Ciiddanka UPDF, Jeneral David Muhoozi calanka Baaqa Bixitaanka u laalaadiyey Ciiddanka ka mid noqonayo Hawlgalka AMISOM.

@UPDF SPOKESMAN‏ 

THE CHIEF OF DEFENCE FORCES GEN DAVID MUHOOZI FLAGs OFF BATTLE GROUP (21) FOR AFRICAN UNION MISSION IN SOMALIA

- Advertisement -

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories