HomeWarar"Alshabab Ayan Ka so badbaadinay Wariye Hanad"Maamulka Afgooye

“Alshabab Ayan Ka so badbaadinay Wariye Hanad”Maamulka Afgooye

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

War ka soo baxay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu  sheegay in  Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Raadiyaha iyo TV -ga  Goobjoog oo shalay laga Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho. Warka Saraakiisha ka soo baxay ayaa intaa ku daray in ay Gacanta ku hayaan […]

- Advertisement -

War ka soo baxay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu  sheegay in  Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Raadiyaha iyo TV -ga  Goobjoog oo shalay laga Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Warka Saraakiisha ka soo baxay ayaa intaa ku daray in ay Gacanta ku hayaan Rag Hubeysan oo ka tirsan xoogaga Al-shabaab oo watay Wariye Hanad Cali Guuleed islamarkaana hadda ay sidoo kale hayaan Wariyaha oo Nabad Qaba.

- Advertisement -

Wariyaheena Afgoy Maxamed Xuseen oo ku sugan xarunta degmada ayaa sheegaya in maamulka ay qorsheynayan iney saxaafada la hadlaan oo ay faahfaahiyaan sida ay usoo badbaadiyeen.

Dhinaca kale Idaacada Goobjoog ayaa sheegtay n wariyahooda uu gacmaha ka xiran lagu so tuuray degmada Afgooye.

Latest stories