HomeWararTurkiga oo aan meesha ka saarin Faragelin kale oo ay ka fuliyaan...

Turkiga oo aan meesha ka saarin Faragelin kale oo ay ka fuliyaan gudaha dalka Syria.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Fikri Isik ayaa hadalkaasi sheegay, labo maalin kadib, maarkii uu Ra’isul-wasaare Binali Yildrim shaaciyey in la soo gebagebeeyey Hawlgalkii weynaa ee ay Milliteriga Turkiga ku galeen gudaha dalka Syria, isla markaana Kooxda Daacish laga nadiifiyey dhul masaafadiisu dhan tahay 2,000 o Okm. Wasiirka waxa kale oo uu tilmaamay marka la arko […]

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Fikri Isik ayaa hadalkaasi sheegay, labo maalin kadib, maarkii uu Ra’isul-wasaare Binali Yildrim shaaciyey in la soo gebagebeeyey Hawlgalkii weynaa ee ay Milliteriga Turkiga ku galeen gudaha dalka Syria, isla markaana Kooxda Daacish laga nadiifiyey dhul masaafadiisu dhan tahay 2,000 o Okm.

Wasiirka waxa kale oo uu tilmaamay marka la arko khatar ku soo fool leh Ammaanka dalkiisa inay gudaha u geli doonaan Syria, si looga hortago Khatartaasi.

- Advertisement -

Milliteriga Turkiga waxay bishii August ee sannadkii hore gudaha u galeen Waqooyiga dalka Syria, si ay ula dagaalamaan Kooxda Daacish iyo Maleeshiyadda Kurdishka.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories