HomeWararEURFOR oo Drones u adeegsanaya Hawlgalka lagula dagaalamayo Burcad-baddeed.

EURFOR oo Drones u adeegsanaya Hawlgalka lagula dagaalamayo Burcad-baddeed.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe (ATALANTA) ayaa sheegay inay Diyaaradaha Drones-ka u adeegsan doonaan sidii ay ula socon lahaayeen Dhaqdhaqaaqa Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia. Sida lagu soo daabacay Wargeyska ka faallooda Hawlaha Badda ee The Maritime Exeutive waxay Ciiddanka Badda Spain ee la socda Markabka Dagaalka ee ESPS Galicia, qeybtana ka ah Hawlgalka ATALANTA […]

- Advertisement -

Hawlgalka Ciiddanka Badda Midowga Europe (ATALANTA) ayaa sheegay inay Diyaaradaha Drones-ka u adeegsan doonaan sidii ay ula socon lahaayeen Dhaqdhaqaaqa Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska ka faallooda Hawlaha Badda ee The Maritime Exeutive waxay Ciiddanka Badda Spain ee la socda Markabka Dagaalka ee ESPS Galicia, qeybtana ka ah Hawlgalka ATALANTA waxay bilaabeen inay adeegsadaan Drones-ka ScanWagle si ay ugu aadeegsadaan Ilaalo Sahminta ee Xeebaha Somalia.

- Advertisement -

Diyaaradaasi waxay awoodi kartaa inay habeen iyo maalin hawada ku jirto  muddo 18-saacadood si ay u soo qaado Muuqaalladda Kooxaha Burcad-baddeeda ee ku sugan gudaha Badda iyo Berriga.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Kooxo Burcad-baddeed ah bishii hore qafaasheen Markab Booyadle Shidaal ah oo lagu magacaabo ARIS 13, kaasi oo lagu soo afduubtay Xeebta Degmadda Caluula ee  W/bri Somal.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories