HomeWarar7 qof oo ay ku jirtay Haweeney xaamilo ah oo lagu dilay...

7 qof oo ay ku jirtay Haweeney xaamilo ah oo lagu dilay Maraykanka.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Afhayeen u hadlay Boliska magaalladda Chicago ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay 3 toogasho oo ka dhacday Xeebta Koonfureed ee magaalladaasi. Goobta ay Toogashadda ka dhacday waxaa inta badan ku dagaalama Gangestaro ka ganacsata Daroogadda. Magaalladda Chicago oo ah magaalladda 3-ad ee ugu dadka badan Maraykanka waxaa sannadkii hore lagu dilay in ka badan 700 […]

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Boliska magaalladda Chicago ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay 3 toogasho oo ka dhacday Xeebta Koonfureed ee magaalladaasi.

Goobta ay Toogashadda ka dhacday waxaa inta badan ku dagaalama Gangestaro ka ganacsata Daroogadda.

- Advertisement -

Magaalladda Chicago oo ah magaalladda 3-ad ee ugu dadka badan Maraykanka waxaa sannadkii hore lagu dilay in ka badan 700 oo qof.

Dhinaca kale, Toogashadan ka dhacday Chicago ayaa ah shilkii ugu dambeeyey ee dhacay ka hor inta uusan Madaxweyne Donald Trump kula kulmin Aqalka Cad Taliyayaasha Boliska ee dhamaan Goballadda dalka Maraykanka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories