HomeWararMadaxweynihii hore Xassan Sheikh oo Baarlamaanka ka Codsaday inay Ansixiyaan Golaha Wasiirada

Madaxweynihii hore Xassan Sheikh oo Baarlamaanka ka Codsaday inay Ansixiyaan Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweyniihii hore ee dalka Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ugu baaqay mudanayaasha baarlamaanka inay codka kalsoonida siiyaan wasiirada cusub, oo la filayo in maanta la horgeeyo. Xassan Sheikh oo hada ka maqan dalka kuna sugan Turkiga ayaa  ka hadlay arinta ansixinta golaha wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay ra’isul wasaare Kheyre. “Anigu kuma qanacsani Wasiiradda […]

- Advertisement -

Madaxweyniihii hore ee dalka Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ugu baaqay mudanayaasha baarlamaanka inay codka kalsoonida siiyaan wasiirada cusub, oo la filayo in maanta la horgeeyo.

Xassan Sheikh oo hada ka maqan dalka kuna sugan Turkiga ayaa  ka hadlay arinta ansixinta golaha wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay ra’isul wasaare Kheyre.

- Advertisement -

“Anigu kuma qanacsani Wasiiradda la soo Magacaabay marka laga reebo hal iyo Labo Balse aan Fursad siino Wasiiradda Magacaaban oo ha dhow haddii ay wax qaban waayaan aan la Xisaabtanno, balse hadda Baarlamaanka Sharafta leh ha siiyaan Codka Kalsoonida” ayuu yiri Xassan Sheikh.

Sikastaba ha’ahaatee golaha wasiirada cusub aya lagu wadaa in maanta la horgeeyo baarlamanka, si ay u weydiistaan codka kalsoonida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories