HomeWararDHAGEYSO: Maamulka Hirshabeelle oo si kulul u Dhaliilay Wasaaradda Arimaha Gudaha

DHAGEYSO: Maamulka Hirshabeelle oo si kulul u Dhaliilay Wasaaradda Arimaha Gudaha

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa eedeyn u jeediyey Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka, Kuna dhaliilay in shakhsiyaad aanan metaleyn maamulka Hirshabeelle ay ka qeyb galiyaan shirar gaar ah oo looga hadlayo arima la xariira maamulkaasi. Madaxweyne Cusoble ayaa ka dalbaday madaxda dowladda inay wax ka qabtaan faragalintaasi, oo uu tilmaamay in lagu hayo Hirshabeelle. Halkaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa eedeyn u jeediyey Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka, Kuna dhaliilay in shakhsiyaad aanan metaleyn maamulka Hirshabeelle ay ka qeyb galiyaan shirar gaar ah oo looga hadlayo arima la xariira maamulkaasi.

Madaxweyne Cusoble ayaa ka dalbaday madaxda dowladda inay wax ka qabtaan faragalintaasi, oo uu tilmaamay in lagu hayo Hirshabeelle.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories