HomeWarar(SAWIRO): Faahfaahin ka soo baxayso Nin Somali oo lagu xiray dalka Costa...

(SAWIRO): Faahfaahin ka soo baxayso Nin Somali oo lagu xiray dalka Costa Rica.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waddanka Costa Ricca oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda America ayaa lagu qabtay Muwaadin Somali ah, kaasi oo ka soo gudbay xuduudka dalka Panama. Wasiirka  Wasaaradda Ammaanka ee dalka Costa Rica, Gustavo Mata, ayaa sheegay in Ninka Soomaaliga ee la xiray lagu tuhunsan yahay inuu xubin ka yahay Kooxaha loogu yeero Argagixisadda Caalamiga, waa sida hadalka […]

- Advertisement -

Waddanka Costa Ricca oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda America ayaa lagu qabtay Muwaadin Somali ah, kaasi oo ka soo gudbay xuduudka dalka Panama.

Wasiirka  Wasaaradda Ammaanka ee dalka Costa Rica, Gustavo Mata, ayaa sheegay in Ninka Soomaaliga ee la xiray lagu tuhunsan yahay inuu xubin ka yahay Kooxaha loogu yeero Argagixisadda Caalamiga, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Ninka la qabtay oo magacyadiisa lagu sheegay Maxamed Ibrahim Qoor-dheere waa 25-jir, kaasi oo Insiintii hore lagu qabtay Degmadda xuduudka ku taallo ee Paso Canoas oo 355 KM dhanka Koonfurta kaga toosan Caasimadda dalka Costa Rica ee San Jose.

 

Saraakiisha dalka Costa Rica ayaa sheegay inay Waaxda Socdaalka iyo Canshuuraha ee dalka Maraykanka kala tashadeen xarigga ninkaasi, waxayna Maamulayaasha Maraykaanka xaqiijiyeen in lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay waxa loogu yeero Ururadda Argagixsadda.

- Advertisement -

Maraykanka waxay ku baaqeen in si degdeg ah lagu bilaabo baaritaanka kiiska lala xiriirinayo Ninka Soomaaliga oo haatan ku xiran Xarunta baaritaanka Boliska oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee San Jose.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories