HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Casho sharaf loogu sameeyey madaxtooyada Kenya (Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo Casho sharaf loogu sameeyey madaxtooyada Kenya (Sawirro)

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uhuru Kenyatta madaxweynaha dalka Kenya ayaa xalay Qasirga madaxtooyada dalkaasi casho sharaf ugu sameeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo labadii maalin aynu soo dhaafnay ku sugnaa Nairobi. Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo madax ka tiirsan dowladda Kenya ayaa ku sugnaa madasha Casho sharafta loogu sameeyey madaxweyne Farmaajo iyo Xaaskiisa, waxaana ay timid markii uu booqasho […]

- Advertisement -

Uhuru Kenyatta madaxweynaha dalka Kenya ayaa xalay Qasirga madaxtooyada dalkaasi casho sharaf ugu sameeyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo labadii maalin aynu soo dhaafnay ku sugnaa Nairobi.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo madax ka tiirsan dowladda Kenya ayaa ku sugnaa madasha Casho sharafta loogu sameeyey madaxweyne Farmaajo iyo Xaaskiisa, waxaana ay timid markii uu booqasho ku tagay madaxweynha soomaaliya Nairob, kadib casuumaad uu ka helay Dhigiisa Kenyatta.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay tan iyo inta la doortay safarkiisa koowaad ku tagay Nairobi ayaa kulamo gaar ah la qaatay madaxda dalkaasi, iyadoo labada madaxweyne Soomaaliya iyo Kenya ay wada saxiixdeen heshiisyo cusub oo muhiim labada dal.

Halkaan hoose ka Daawo sawirada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories