HomeWararEU-da oo taageero ka geysan doonta sidii loo hakin lahaa Tahriibayaasha joogta...

EU-da oo taageero ka geysan doonta sidii loo hakin lahaa Tahriibayaasha joogta Libya.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee 8 Waddan oo ka tirsan Ururka Midowga Europe ayaa Taageeradaasi muujiyey, kadib, markii ay shalay kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome. Kulankaasi ayaa lagu xoojinayey Heshiiskii bishii hore laga gaaray sidii Dowladda Libya ee ay QM aqoonsan tahay  looga taageeri laha La-dagaalanka Kooxaha Mukhalasiinta ee dadka u soo tahriibiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee 8 Waddan oo ka tirsan Ururka Midowga Europe ayaa Taageeradaasi muujiyey, kadib, markii ay shalay kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome.

Kulankaasi ayaa lagu xoojinayey Heshiiskii bishii hore laga gaaray sidii Dowladda Libya ee ay QM aqoonsan tahay  looga taageeri laha La-dagaalanka Kooxaha Mukhalasiinta ee dadka u soo tahriibiya Xeebaha Europe.

- Advertisement -

Saraakiisha EU-da waxay Kulanka Rome kaga dhawaaqeen inay diyaar u yihiin inay Taageero Dhaqaale iyo Qalab gaarsiiyaan Dowladda sharciga ee Libya, si wax looga qbto Tahriibka.

RW Libya, Fayez Al-seraj oo ka qeyb galay Shirkaasi ayaa codsday kharaj dhan 800 million oo EURO iyo qalab ay ku jiraan 4 Helikopter iyo 20-dooni si loogu adeegsado Hawlgalka La-dagaalanka Tahriibka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts