HomeWararDEGDEG: RW Kheyre oo la filayo inuu goor dhow ku dhawaaqo Liiska...

DEGDEG: RW Kheyre oo la filayo inuu goor dhow ku dhawaaqo Liiska Golihiisa Wasiiradda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia waxaa ka socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee uu RW Xasan Cali Kheyre kaga dhawaaqi doono Liiska xubnaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federalka. Golaha Wasiiradda ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan Wasiiro hore iyo kuwo cusub xilka Wasiirnimo. Waxaa kale Wasiiradda la sheegay inay  ku jiraan Xildhibaano ka tirsan BFS. Weriyayaasha […]

- Advertisement -

Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia waxaa ka socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee uu RW Xasan Cali Kheyre kaga dhawaaqi doono Liiska xubnaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federalka.

Golaha Wasiiradda ayaa waxaa la sheegay inay ku jiraan Wasiiro hore iyo kuwo cusub xilka Wasiirnimo.

- Advertisement -

Waxaa kale Wasiiradda la sheegay inay  ku jiraan Xildhibaano ka tirsan BFS.

Weriyayaasha ayaa looga yeeray Xarunta Villa Somalia, iyadoo aad loo adkeeyey Ammaanka.

Madax, Mas’uuliyiin iyo Wasiiradda Cusub ayaa diyaar u ah Villa Somalia, si ay goobjog uga noqdaan Munaasabadda lagu magacaabi doono Xukuumadda cusub.

- Advertisement -

Shalay galab ayaa la filayey in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda, balse dib-u-dhac ayaa ku yimid, iyadoo la filayo in maanta lagu dhawaaqo.

Wixii ku soo kordha kala soco radiodalsan.com

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories