HomeWararDHAGEYSO:- Isku soo bax roobdoon oo maanta  ka dhacay Jowhar

DHAGEYSO:- Isku soo bax roobdoon oo maanta  ka dhacay Jowhar

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Magaalada Jowhar ee caasimada ee maamulka Hirshabeelle maanta waxaa ka dhacay isusoobax roobdoon, xili shalay Muqdisho uu ka dhacay Banaanbax uu hore u Iclaamiyey madaxweyne Farmaajo. Isku soo baxa maanta ka dhacay Jowhar waxaa soo qaban-qaabiyey maxakamadaha gobolka  iyadoo ay kala qeybgaleen shacabka ku nool magaalada Jowhar, waxaana  Alle ay ka baryeen dadkaasi  inuu dhibaata […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee caasimada ee maamulka Hirshabeelle maanta waxaa ka dhacay isusoobax roobdoon, xili shalay Muqdisho uu ka dhacay Banaanbax uu hore u Iclaamiyey madaxweyne Farmaajo.

Isku soo baxa maanta ka dhacay Jowhar waxaa soo qaban-qaabiyey maxakamadaha gobolka  iyadoo ay kala qeybgaleen shacabka ku nool magaalada Jowhar, waxaana  Alle ay ka baryeen dadkaasi  inuu dhibaata ka dulqaado dadka ku dhibaateysa qeybo ka mid ah Dalka.

- Advertisement -

Banaanbaxaasi ma aysan ka qeyb galin madaxda Hirshabeelle oo ku sugnaa magaalada Jowhar, waxaana ka qeyb galay oo kaliya  ardayda dhigata Iskuulada magaaladaas iyo shacabka  dagan Jowhar.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories