HomeWarar{DHAGEYSI}:- Gudiga gurmadka abaaraha Hirshabeelle oo deeq lacageed gaarsiiyay Mahadaay.

{DHAGEYSI}:- Gudiga gurmadka abaaraha Hirshabeelle oo deeq lacageed gaarsiiyay Mahadaay.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wefti uu hogaaminayay gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha maamulka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Mahaddaay ee gobalka Sh/dhexe,waxaana ay warbixin la xiriirtay heerka abaata tuulooyinka hoostaga degmada ay ka dhageysteen gudiga gurmadka ee degmada Mahaddaay. Gudiga ayaa markii dambe waxaa deeq lacageed oo gaareysay 7000,500 oo doolarka mareeykanka ah tas oo loogu talagalay in adeegyada dadku […]

- Advertisement -

Wefti uu hogaaminayay gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha maamulka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Mahaddaay ee gobalka Sh/dhexe,waxaana ay warbixin la xiriirtay heerka abaata tuulooyinka hoostaga degmada ay ka dhageysteen gudiga gurmadka ee degmada Mahaddaay.

Gudiga ayaa markii dambe waxaa deeq lacageed oo gaareysay 7000,500 oo doolarka mareeykanka ah tas oo loogu talagalay in adeegyada dadku ay u bhanyihiin loogu sameeyo sida uu sheegay gudoomiyaha degmada Mahadday Axmed Xuseen Afrax oo lahadlay Radio dalsan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Axmed Xuseen Afrax  ayaa dhinaca kale waxa uu cadeeyay in dhibaatada ugu badan ee dadku ay qabaan ay tahay caafimaad daro baahsan oo hareysay Tuulooyinka ku dhoe degmadaas.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga oo Dhameystiran.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories