HomeWararBurcad-baddeed codsatay madax-furasho lagu sii daynayo Markabkii Shidaalka ee ku soo wajahnaa...

Burcad-baddeed codsatay madax-furasho lagu sii daynayo Markabkii Shidaalka ee ku soo wajahnaa Dekedda Muqdisho.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee ku sugan Xeebaha Somalia ayaa sheegay inay Burcadda Hubeysan ee qabsatay Markabkaasi dalbadeen  Lacago madax-fursado oo aan cadadeeda la shaacinin. Burcad-baddeedaasi waxay Markabkaasi oo lagu  magacaabo ARIS 13 qabsadeen maalintii Isniintii ee la soo dhaafay, xilli uu marayey meel ka baxsan Xeebta Degmadda Caluula. Markabkaasi oo Shidaal u soo […]

- Advertisement -

Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee ku sugan Xeebaha Somalia ayaa sheegay inay Burcadda Hubeysan ee qabsatay Markabkaasi dalbadeen  Lacago madax-fursado oo aan cadadeeda la shaacinin.

Burcad-baddeedaasi waxay Markabkaasi oo lagu  magacaabo ARIS 13 qabsadeen maalintii Isniintii ee la soo dhaafay, xilli uu marayey meel ka baxsan Xeebta Degmadda Caluula.

- Advertisement -

Markabkaasi oo Shidaal u soo waday Dekedda magaalladdan Muqdisho ayaa la xaqiijiyey inay ay la socdeen 8 Shaqaale oo u dhalatay dalka Sri Lanka.

Markabkaasiu oo culayskiisa dhan yahay 1,000 Tan,  waxaa leh Shirkad laga leeyahay dalka Panama oo lagu magacaabo  Armi Shipping , balse waxa maamusha Shirkadda Aurora Ship Management oo ku taalla dalka Imaaraadka Carabta

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, waa Afduubkii ugu horreeyey ee Maraakiib Xamuul laga qafaasho Xeebaha Somalia tan iyo sannadkii 2012-kii.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories