HomeWararAl-shabab oo deegaanka Daaru salaam ee Shabeellaha Hoose Lug iyo Gacan uga...

Al-shabab oo deegaanka Daaru salaam ee Shabeellaha Hoose Lug iyo Gacan uga jaray labo Wiil oo Dhalin yara ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Fagaare ku yaala deegaanka Daaru salaam ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta Al-shabaab Lug iyo Gacan uga gooyeen laba wiil oo dhalinyara ah kana mid ahaa dad deegaanka, kuwaas oo lagu soo eedeeyey falal xatooyanimo. Cabdi Cali Maxamed ayay maxkamada Shabaab ku xakuntay in laga gooyo Lugta tan bidix  maadaama hore looga gooyey Gacanta Bidix, […]

- Advertisement -

Fagaare ku yaala deegaanka Daaru salaam ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta Al-shabaab Lug iyo Gacan uga gooyeen laba wiil oo dhalinyara ah kana mid ahaa dad deegaanka, kuwaas oo lagu soo eedeeyey falal xatooyanimo.

Cabdi Cali Maxamed ayay maxkamada Shabaab ku xakuntay in laga gooyo Lugta tan bidix  maadaama hore looga gooyey Gacanta Bidix, halka Maxamed Xassan Cumar lagu xakumay in laga jaro Gacanta bidix sida uu maanta uga dhawaaqay goob fagaara ah qaadi katirsan maxkamada Shabaab.

- Advertisement -

Dhalinyaradaasi ayaa lagu soo eedeeyey inay xatooyo ka geesteen Shabeellaha Hoose, iyadoo Als-habaab maantana ay xukun ku rideen labadaasi Wiil.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories