HomeWararQaraxyo qasaaro dhaliyay oo caawa ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo qasaaro dhaliyay oo caawa ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qaraxyadan oo ahaa nuuca Bambanada gacanta laga tuuro aya waxaa caawa siyaabooyin kala duwan loogu weeraray askar katirsan ciidanka dowlada oo fadhiisin kuleh wadada dheer ee Wadnaha ee magalada Muqdisho. Kooxo hubeysan ayaa lasheegay in Bambo gacmeed ay ku tuureen ciidamo fadhiisin kuleh isgooska Jid-mareexaan ee dagmada Wardhiigley,waxaana la sheegay in uu halkaasi ku dhintay […]

- Advertisement -

Qaraxyadan oo ahaa nuuca Bambanada gacanta laga tuuro aya waxaa caawa siyaabooyin kala duwan loogu weeraray askar katirsan ciidanka dowlada oo fadhiisin kuleh wadada dheer ee Wadnaha ee magalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan ayaa lasheegay in Bambo gacmeed ay ku tuureen ciidamo fadhiisin kuleh isgooska Jid-mareexaan ee dagmada Wardhiigley,waxaana la sheegay in uu halkaasi ku dhintay qof shacab ah oo goobta marayay sidoo kalana uu ku dhaawacmay askari ka tirsan ciidanka dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhanka kale waxaa Bambo gacmeed lagu weeraray ciidamo fadhiisin kuleh isgooska Howlwadaag ee magalada Muqdisho waxaana warar kala duwan ay ka soo baxayaan qasaaraha goobtaas ka dhashay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories