HomeWararWasiirka Arrimaha Qoyska ee dalka Turkiga oo lagu xiray Holland.

Wasiirka Arrimaha Qoyska ee dalka Turkiga oo lagu xiray Holland.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maamulayaasha dalka Holland ayaa sheegay inay xireen Wasiiradaasi oo lagu magacaabo Fatma Betul Sayan Kaya, kana hor joogsadeen Khudbad ay ka jeedin lahayd Dibadbax ka dhici lahaa magaalladda Roterdam oo  lagu taageerayey Madaxweynaha Turkiga. Labo Warbaahin oo laga leeyahay dalka Holland ayaa sheegay inay Wasiirada Arrimaha Qoyska ee Turkiga dhinaca dhulka ka soo gashay dhinaca […]

- Advertisement -

Maamulayaasha dalka Holland ayaa sheegay inay xireen Wasiiradaasi oo lagu magacaabo Fatma Betul Sayan Kaya, kana hor joogsadeen Khudbad ay ka jeedin lahayd Dibadbax ka dhici lahaa magaalladda Roterdam oo  lagu taageerayey Madaxweynaha Turkiga.

- Advertisement -

Labo Warbaahin oo laga leeyahay dalka Holland ayaa sheegay inay Wasiirada Arrimaha Qoyska ee Turkiga dhinaca dhulka ka soo gashay dhinaca dalka Jarmalka, kadib, marki iay Dowladda Holland shalay u diideen Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga inuu soo galo dalkaasi.

Idaacadda RTL ayaa sheegtay in Fatma Betul Sayan Kaya lagu tilmaamay  mid aan laga jeclayn Holland, Waxaana dib loogu celin doonaa dalka Jarmalka.

- Advertisement -

Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Dowladaha Turkiga iyo Holland ayaa kacsan, wuxuuna Madaxweyne Erdogan mamnuucay inay Diyaaradaha Holland soo maraan Hawada Turkiga.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories