HomeWarar(SAWIRO): 15 qof oo ku geeriyootay goob Qashin-qub oo ku soo duntay...

(SAWIRO): 15 qof oo ku geeriyootay goob Qashin-qub oo ku soo duntay Addis Abeba

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Goob Qashin-qub baahsan ahayd oo ku taalla duleedka Caasimadda Ethiopia ee Addis Abeba ayaa lagu soo waramay inuu dhul go’ sameeyey, isla markaana uu Qashinkii ku soo goobtay guryo gacan-ku-samays ah oo ku hoos yaalla Taagga Qashinka ahaa. Ugu yaraan 15 qof ayaa maydadkooda la soo saaray Xaafadda Koshe Garbage ee duleedka Addis Abeba, halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goob Qashin-qub baahsan ahayd oo ku taalla duleedka Caasimadda Ethiopia ee Addis Abeba ayaa lagu soo waramay inuu dhul go’ sameeyey, isla markaana uu Qashinkii ku soo goobtay guryo gacan-ku-samays ah oo ku hoos yaalla Taagga Qashinka ahaa.

Ugu yaraan 15 qof ayaa maydadkooda la soo saaray Xaafadda Koshe Garbage ee duleedka Addis Abeba, halkaasi oo ahayd meel qashinqub ah in ka badan 50-sanno.
Dadka deggan ayaa ah dad sabool ah oo aan iska bix karin Kharajka Kirada Guryaha oo qaalli ah.
Ku-dhawaad 150 qof ayaa ku hoos noolaa Taagga Buurta Qashinka, waxaa la soo badbaadiyey 37 qof, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalladda.
Weriye ka tirsan Wakaalladda Wararka AP ayaa sheegay inu uarkay 4 mayd oo Ambalaas lagu qaaday, kadib, marki ilaga soo dul saaray burburka guryaha dumay.
Ku-dhawaad 500 Qashin-qaadyaal ayaa maalin kasta u soo shaqo taga Buurtaasi, waxayna Saraakiisha magaalladda Addis Abeba sheegaan in ku-dhawaad 300,000 oo tan oo Qashin ah sannad kasta laga ururiyo magaalladda Addis Abeba oo ay ku nool yihiin 4 million o oqof.
Qashinkaasi waxaa intiisa badan lagu daadiyaa Qashin-qabubka xalay soo dumay ee lagu le’day.

- Advertisement -


Xigasho: AP
©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts