HomeWararDHAGEYSO:- Ahlu-Sunna Oo Faah-Faahisay Xukunno Lagu Riday Eedeysanayaal Oo uu Dil Ku...

DHAGEYSO:- Ahlu-Sunna Oo Faah-Faahisay Xukunno Lagu Riday Eedeysanayaal Oo uu Dil Ku Jiro

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay xukun maalin ka hor maxkamad ku taala Degmada Guri-ceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi. Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlu-sunna Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhibaato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa ka hadlay xukun maalin ka hor maxkamad ku taala Degmada Guri-ceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi.

Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlu-sunna Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhibaato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida ay yiraahadeen madaxda maamulka Gobolada Dhexe.

- Advertisement -

Sheikh Xassan Muxumed Geyrte oo kamid ah saraakiisha maxkamada degmada Guri-ceel oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalsan ayaa kawarmay xukunka Maxkamadaasi ay ritay iyo sida uu u dhacay

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display