HomeWararCeel-waaq: DHAGEYSO:- Maamulka degmada ceelwaaq oo sheegay inay ku filnaanweyday Abaarta darteed...

Ceel-waaq: DHAGEYSO:- Maamulka degmada ceelwaaq oo sheegay inay ku filnaanweyday Abaarta darteed lacago ay ka heleen Jubbaland

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo Ibraahim Aadan Guuleed oo la hadlay Rdio Dalsan ayaa sheegay in dhibaatoyin badan oo la xariira dhinaca Nolosha ay ka taaganyiin degmadaas iyo deegaanada ku dhow dhow ee gobolka Gedo, waxaana uu tilmaamay inay ku filnaanweyday abaarta jirta darteed lacago Todobo kun oo Doller oo ay ka heleen maamulka Jubbaland, […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo Ibraahim Aadan Guuleed oo la hadlay Rdio Dalsan ayaa sheegay in dhibaatoyin badan oo la xariira dhinaca Nolosha ay ka taaganyiin degmadaas iyo deegaanada ku dhow dhow ee gobolka Gedo, waxaana uu tilmaamay inay ku filnaanweyday abaarta jirta darteed lacago Todobo kun oo Doller oo ay ka heleen maamulka Jubbaland, looguna tala galay wax ka qabashada abaaraha ka taagan deegaanada Jubbaland.

Gudoomiyaha ceel-waaq waxaa uu sheegay in xaaladu ay adagtahay,islamarkaana dadku ay ubaahanyihiin gar gaar intaasi ka badan, si loo badbaadiyo Nolosha dad badan oo halis ugu jira inay Gaajo iyo Haraad ugu dhintaan gobolka Gedo.

- Advertisement -

Waxaa uu madaxda dowladda, maamulka Jubbaland iyo Cidkastaa oo wax qaban karta ugu baqay inay usoo gurmadaan dadkaasi,si ay uhelaan kaalmo iyo waxa ay ubaahanyihiin.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories