HomeWararMuqdisho: Ra'isul wasaare Kheyre oo ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Baarlamaanka...

Muqdisho: Ra’isul wasaare Kheyre oo ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Baarlamaanka iyo Xukuumada

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Hay’adda sharci dajinta iyo xukuumada xilli uu kawaramayey shaqooyinka horyaala dowladda cusub. Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inaan loo baahneen hada waxyaabaha qaar sida muran yimaada inta ay socoto shaqada,si loo gaaro halka la’hiigsanayo. Kheyre ayaa ku baaya inuu yimaado la xisaabtan […]

- Advertisement -

Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada ayaa ka digay isqab-qabsi soo kala dhexgala Hay’adda sharci dajinta iyo xukuumada xilli uu kawaramayey shaqooyinka horyaala dowladda cusub.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay inaan loo baahneen hada waxyaabaha qaar sida muran yimaada inta ay socoto shaqada,si loo gaaro halka la’hiigsanayo.

- Advertisement -

Kheyre ayaa ku baaya inuu yimaado la xisaabtan dhab ah si loo fuliyo shaqaooyinka horyaala xukuumadiisa oo uu tilmaamay inuu wax badan qaban doono oo ay ugu horeyso wax ka qabashada Abaarta.

Ra’isul wasaaraha ayaa wada qorshihii ugu danbeeyey ee magcaabista golaha wasiirada oo dhawaan lafilayo inuu ku dhawaaqo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories