HomeWararGaalkacyo: DHAGEYSO:- Maamulada Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku gaaray in la’isku...

Gaalkacyo: DHAGEYSO:- Maamulada Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku gaaray in la’isku furo Gaalkacyo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Waxaa maanta maagalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug heshiis ku saxiixday Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku gaaaray in maanta wixi ka danbeeyo la’isku furo wadooyinka magaalada Gaalkacyo oo ku xirmay daagaladii Sokeeyey ee ka dhacay magaaladaas. Gudoomiyeyaasha Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa saxiixay heshiiska ay gaareen labada maamul, si la’isuku furo gabi ahaan Gaalkacyo,waxaana […]

- Advertisement -

Waxaa maanta maagalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug heshiis ku saxiixday Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku gaaaray in maanta wixi ka danbeeyo la’isku furo wadooyinka magaalada Gaalkacyo oo ku xirmay daagaladii Sokeeyey ee ka dhacay magaaladaas.

Gudoomiyeyaasha Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa saxiixay heshiiska ay gaareen labada maamul, si la’isuku furo gabi ahaan Gaalkacyo,waxaana ku qornaa heshiiskaas sidii loo  furi lahaa wadooyinka magaaladaas.

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Galmudug  Xirsi Yuusuf Barre waxa uu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu ku dhaqan gali doono heshiiskaasi.

Dhinacakale maanta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ciidamada Puntland waxaa ay ka sameeyeen howgal, iyadoo ciidamo fara badan lagu soo daadiyey saakay xaafadaha waqooyiga magaaladaasi, baaritaanka ayaa daba socday dhawaac shalay magaaladaas loogu geestay xildhibaan katirsanaa Puntland oo uu dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa.

Goob-joogayaal ayaa usheegay Rdio Dalsan in howlgalkaasi lagu soo qabtay dad badan oo looga shakinayo falalka amaan darri ee Gaalkacyo.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyo Codka.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories