HomeWararBaardheere:  Al-shabaab oo weeraray Garoon ay fariinsin kuleeyihiin ciidamada Itoobiya ee ku...

Baardheere:  Al-shabaab oo weeraray Garoon ay fariinsin kuleeyihiin ciidamada Itoobiya ee ku sugan Baardheere

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada Itoobiya, kadib markii Garoonka Baardheere oo fariisin u ah ciidamada Itoobiya weerar ku qaadeen dagaalamayaal katirsan Alshabaab. Wararka Dalsan ay ka heleyso magaalada Baardheere ayaa ku waramaya in dagaalkaasi uu […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada Itoobiya, kadib markii Garoonka Baardheere oo fariisin u ah ciidamada Itoobiya weerar ku qaadeen dagaalamayaal katirsan Alshabaab.

Wararka Dalsan ay ka heleyso magaalada Baardheere ayaa ku waramaya in dagaalkaasi uu ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac,inkastoo aan la ogaan inta uu gaarsiisanyahay waxyeelada dagaalkaas.

- Advertisement -

Goob-joogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan  inay maqlayeen daryanka Hubka Culus, islamarkaana dagaalku uu xooganaa.

Dhinacakale Al-shabaab war ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Khasaaro dagaalkaas ay ku gaarsiyeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan maagaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories