HomeWararAskar Maraykan oo Kooxda Daacish kula dagaalami doona gudaha dalka Syria.

Askar Maraykan oo Kooxda Daacish kula dagaalami doona gudaha dalka Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa sheegay in Ciiddankaasi oo wata Madaafiicda Culus ee Hawsarka ayaa loogu talagalay inay ka qeyb galaan Diyaargarowga socda oo la doonayo in Maleeshiyadda Daacish looga saaro Xaruntooda Dhexe oo ku taalla magaalladda Raqa ee dalka Syria. Saraakiisha Milliteriga Maraykanka ayaa sheegay in Dagaalka lagu qabsanayo magaalladda Raqa u ekaan doono […]

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa sheegay in Ciiddankaasi oo wata Madaafiicda Culus ee Hawsarka ayaa loogu talagalay inay ka qeyb galaan Diyaargarowga socda oo la doonayo in Maleeshiyadda Daacish looga saaro Xaruntooda Dhexe oo ku taalla magaalladda Raqa ee dalka Syria.

Saraakiisha Milliteriga Maraykanka ayaa sheegay in Dagaalka lagu qabsanayo magaalladda Raqa u ekaan doono dagaalka Isbahaysiga Maraykanka kula jiraan Dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq.

- Advertisement -

Daad-gureyntaasi ayaa la sheegay inay tahay mid KMG, waxayna Ciiddanka Maraykanka taageeri doonaan Maleeshiyadda deegaanka ee ay Isbahaysiga Maraykanka maalgeliyaan.

Dhinaca kale, Maraykanka waxay qorsheynayaan inay ilaa 1,000 Askari oo dheeraad ah u diraan dalka Kuweyt, si ay ugu biiraan Dagaalka ka dhanka ah Daacish

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories