HomeWararQM: Ha la taageero AMISOM, si uu Madaxweyne Farmaajo u awoodo Qaadista...

QM: Ha la taageero AMISOM, si uu Madaxweyne Farmaajo u awoodo Qaadista Canshuuraha.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres ayaa hadalkaasi maanta ka sheegay magaalladda Nairobi, isagoo Dowladda Kenya ku ammaanay Taageeradda ay ka geystaan Hawlaha Nabad-ilaalinta Caalamka, gaar ahaan Hawlgalka AMISOM. “Ciiddanka Kenya waxay ciyaareen door muhiim ah, waxaana jeclahay inaan hoosta ka xariiqo inaan u muujiyo Ammaan iyo Xushmad” ayuu yiri Guterres o oshir Jaraa’id ku […]

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres ayaa hadalkaasi maanta ka sheegay magaalladda Nairobi, isagoo Dowladda Kenya ku ammaanay Taageeradda ay ka geystaan Hawlaha Nabad-ilaalinta Caalamka, gaar ahaan Hawlgalka AMISOM.

“Ciiddanka Kenya waxay ciyaareen door muhiim ah, waxaana jeclahay inaan hoosta ka xariiqo inaan u muujiyo Ammaan iyo Xushmad” ayuu yiri Guterres o oshir Jaraa’id ku qabtay Nairobi.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu ku baaqay in taageero dheeraad la siiyo AMISOM, si uu Hawlgalku u noqdo mid lagu hubinayo in la soo celiyo Hawlaha Dowladda.

“Waddanka oo uu Madaxweynahooda cusub yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo uu u awoodi karo inuu ururiyo Canshuuraha si loogu adeego iyo in lagu difaaco dadkiisa” ayuu yiri Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres.

Baaqiisa ayaa yimid, hal maalin kadib, markii uu Madaxweyne kula kulmay gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Mudqisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Antonio Guterres waxa uu Dowladda Kenya ku qanciyey in lagala shaqeyn doono sidii Qaxootiga Soomaalida loo dejin lahaa gudaha Somalia iyo Dib-u-dhiska dalka.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories