HomeWararMuqdisho: AMISOM oo soo dhaweysay sarkaal dhinaca qaraxyada Shabaab u qaabilsanaa oo...

Muqdisho: AMISOM oo soo dhaweysay sarkaal dhinaca qaraxyada Shabaab u qaabilsanaa oo isku dhiibay ciidamada Dowladda.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa soo dhaweeyey sarkaal lagu magcaabo Xuseen Salaad Mukhtaar oo saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Baay ay sheegeen inuu dhawaan isku soo dhiibay,kaasi oo la sheegay inuu u qaabilsanaa Al-shabaab dhinaca qaraxyada . War kooban oo ay AMISOM Barat Twitter-ka ay soo dhigtay ayaa waxaa ay uga hadleen sarkaalkaas isku soo dhiibay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa soo dhaweeyey sarkaal lagu magcaabo Xuseen Salaad Mukhtaar oo saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Baay ay sheegeen inuu dhawaan isku soo dhiibay,kaasi oo la sheegay inuu u qaabilsanaa Al-shabaab dhinaca qaraxyada .

War kooban oo ay AMISOM Barat Twitter-ka ay soo dhigtay ayaa waxaa ay uga hadleen sarkaalkaas isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Koonfur Galbeed,waxaana qoraalka ka soo baxay AMISOM lagu sheegay inay taasi muujinayso in rag-kale oo katirsan Shabaab laga yaabo inay isku soo dhibaan dowladda federaalka.

- Advertisement -

“ Ciidamadda AMISOM waxaa ay Al shabaab ugu baaqayaan in ay ka soo tagaan, oo ay hubka dhigaan, waxaa ay helayaan badbaado, si ay dib u dhiska dalkooda ay ugu qeyb-qaataan” ayaa lagu yiri Qoraalkaaasi goor dhweyd ka soo baxay AMISOM.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts