HomeWararAntonio Guterres oo soo gaaray Muqdisho, kuna baaqay in Somalia loo soo...

Antonio Guterres oo soo gaaray Muqdisho, kuna baaqay in Somalia loo soo gurmado.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

  Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres ayaa maanta booqasho Degdeg ah oo aan horey loo shaacinin ku yimid magaalladda Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Madaxda DF iyo Hay’addaha Caalamiga ee ka hawlgala gudaha dalka Somalia. Socdaalkiisa ayaa waxa uu diiradda ku saaray Xaalladda Macluusha ee ka jirta Somalia. “Dadku wey dhimanayaan. Waa inuu Caalamku qaadaa […]

- Advertisement -

 

Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres ayaa maanta booqasho Degdeg ah oo aan horey loo shaacinin ku yimid magaalladda Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Madaxda DF iyo Hay’addaha Caalamiga ee ka hawlgala gudaha dalka Somalia.

- Advertisement -

Socdaalkiisa ayaa waxa uu diiradda ku saaray Xaalladda Macluusha ee ka jirta Somalia.

“Dadku wey dhimanayaan. Waa inuu Caalamku qaadaa Tallaabo lagu joojinayo arrintaasi” ayuu ku yiri Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka.

- Advertisement -

Waxa uu Caalamka ku booriyey inay Kaalmo cunto iyo Gargaar Aadminimo la soo gaaraan Somalia, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Macluusha u baahan tahay Jawaab weyn.

Sidoo kale,  Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres markii uu soo gaaray magaalladda Muqdisho waxa  uu tilmaamay in Colaadda, Abaaraha, Isbedelka Cimilada, Cudduradda, Daacuun-caloolaha oo isku dhafan yihiin wax qarow xambaarsan.

Just arrived in Somalia on emergency visit to focus on famine & cholera. People are dying. The world must act now to stop this.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories