HomeWararFaah-Faahin ka soo baxaysa Shil Gaari oo ka dhacay Degmada Waabari

Faah-Faahin ka soo baxaysa Shil Gaari oo ka dhacay Degmada Waabari

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa saakay Wadada 21-ka October ee degmada Waabari ka dhacay Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo marayey wadadaasi. Goob-joogayaal ayaa usheegay Radio Dalsan inay isku dhaceen gaaari Xamuul ah iyo gaari nuuca Yaryar ee loo yaaqaano Noah-da oo marayey wadadaas,waxaana lasoo wariyey inuu ka dhashay […]

- Advertisement -

Waxaa saakay Wadada 21-ka October ee degmada Waabari ka dhacay Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo marayey wadadaasi.

Goob-joogayaal ayaa usheegay Radio Dalsan inay isku dhaceen gaaari Xamuul ah iyo gaari nuuca Yaryar ee loo yaaqaano Noah-da oo marayey wadadaas,waxaana lasoo wariyey inuu ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo la sheegay in halkaasi ay ku dhinteen laba ruux,islamarkaana uu dhaawac soo gaaray Qofkale.

- Advertisement -

Wadada uu Shilka ka dhacay ayaa ah wada mashquul badan, islamarkaana ay isticmaalaan gaadiidka Xamuulka ee Dekedda oo aan loo ogoleyn wadooyinka qaar ee magaalada, waxaana dhoor jeer oo hore wadadaasi ka dhacay shilal gaari oo geestay khasaare nafeed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories