HomeWararCiidamada Jubbaland oo soo Bandhigay rag katirsan Al-shabaab.

Ciidamada Jubbaland oo soo Bandhigay rag katirsan Al-shabaab.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamada Nabad Sugida maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba ruux oo ay sheegeen inay katirsanyihiin dagaalamayaasha Al-shabaab. Baaritaan ciidamada ay ka sameeyeen magaalada Balad-xaawo ee gobolka gedo ayay kusoo qabteen ragaasi, kadib howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaaladaasi. Taliyaha ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ee gobolka Gedo Cali Abshir Xasan ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Nabad Sugida maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba ruux oo ay sheegeen inay katirsanyihiin dagaalamayaasha Al-shabaab.

Baaritaan ciidamada ay ka sameeyeen magaalada Balad-xaawo ee gobolka gedo ayay kusoo qabteen ragaasi, kadib howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaaladaasi.

- Advertisement -

Taliyaha ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ee gobolka Gedo Cali Abshir Xasan ayaa sheegay in labadaasi ruux ay kasoo qabteen magaalada,islamarkaana ciidamadu ay daba joogeen waayadaan danbe oo uu xusay inay ka danbeeyeen falalka amaan darri ee magaaladaas.

Taliyaha ayaa tilmaamay inay xoojin doonaan amaanka oo ay ka hortagi doonaan falalka amaan darri ee Beled-xaawo iyo Guud ahaan gobolka Gedo.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts