HomeWararDHAGEYSO:- Nabadoon Shido “Musiibo ayaa ka jirta deegaanka Koogaar ee Cadale waxaan...

DHAGEYSO:- Nabadoon Shido “Musiibo ayaa ka jirta deegaanka Koogaar ee Cadale waxaan ku baaqayaa in loo soo gurmado dadka”

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Waxaa toddobaadkii aanu soo dhaafnay degaanka Koogaar ee hoosyimaada degmada Cadale gobolka Shabeelaha Dhexe gaaray Nabadoono ka tagay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar si ugu baxaan xiisada dagaal ee degaankaasi. Nabadoon Maxamed Cabdi Shido oo lahadlay Radio Dalsan kana mid ah nabadoonadaas waxaa uu sheegay in musiibo ay ka jirto deegaanka Koogaar ee Shabeelaha Dhexe, islamarkaana […]

- Advertisement -

Waxaa toddobaadkii aanu soo dhaafnay degaanka Koogaar ee hoosyimaada degmada Cadale gobolka Shabeelaha Dhexe gaaray Nabadoono ka tagay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar si ugu baxaan xiisada dagaal ee degaankaasi.

Nabadoon Maxamed Cabdi Shido oo lahadlay Radio Dalsan kana mid ah nabadoonadaas waxaa uu sheegay in musiibo ay ka jirto deegaanka Koogaar ee Shabeelaha Dhexe, islamarkaana xaalad nololeed ay ka jirto deegaanka oo ay dhawaan ku dagaalameen maleeshiyo beeleed wada daga halkaasi.

- Advertisement -

Nabadoon Shido waxaa uu ugu baaqay madaxda dowlada federaalka iyo maamulka Hirshabeelle inay dadkaasi ugurmadaan, si ay uhelaaan kaalmo deg deg ah.

Dhinacakale waxaa uu ka waramay arimaha dib u’heshiisiinta ay wadaan oo uu xusay inay kala qaadeen ciidamadii dagaalamay,islamarkaana hada xaaladu ay dagantahay, balse degaanku ay ka dhacday dhibaato xoogleh oo la gubay Tuulo dad ay daganaayeen,taasi oo sababtay inay kasii darto xaalada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories