HomeWararDHAGEYSO:- Madaxweynihii hore Xassan Sheikh oo ku baaqay in laga fogaado khilaafyada...

DHAGEYSO:- Madaxweynihii hore Xassan Sheikh oo ku baaqay in laga fogaado khilaafyada imaan kara

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xassan Sheikh Maxamuud madaxweynihii hore ee dowlada oo shalay loo dhaariyey xubinnimada baarlamaanka federaalka ayaa dardaaran ujeediyey xubnaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee dowlada uguna baaqay inay ka fogaadaan markastaa waxa keeni karo khilaaf ama isku dhac horseedi kara in dibu dhac uu ku yimaado hanaanka dowladnimo. Madaxweynihii hore Xassan Sheikh oo hada ah xildhibaan […]

- Advertisement -

Xassan Sheikh Maxamuud madaxweynihii hore ee dowlada oo shalay loo dhaariyey xubinnimada baarlamaanka federaalka ayaa dardaaran ujeediyey xubnaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee dowlada uguna baaqay inay ka fogaadaan markastaa waxa keeni karo khilaaf ama isku dhac horseedi kara in dibu dhac uu ku yimaado hanaanka dowladnimo.

Madaxweynihii hore Xassan Sheikh oo hada ah xildhibaan katirsan baarlamaanka federaalka ayaa ku taliyey in loo midoobo hormarka dalka iyo sida loo gaari lahaa halka ay Soomaali hiigsaneyso.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories