HomeWararWasiir iyo maasulyiin ka tirsan Koonfurgalbeed oo laxiray (Dhageyso)

Wasiir iyo maasulyiin ka tirsan Koonfurgalbeed oo laxiray (Dhageyso)

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

sida maal-mo ka hor ay baahisay idaacada Dalsan eedeemo loo jeediyay masuulyiin ka tirsan maamulka Koonfugalbeed oo lagu eedeeyay in ay lunsadeen lacago Gar-gaar oo loogu talagalay dadka ay abaarta saameesay ee ku sugan Sh/hoose ayaa haatan waxaa la rixay masuul yiintii eedaasi loo jeediyay. Wasiirka Gar-gaarka iyo naafada maamulka Koonfurgalbeed Cabdi Muuse, gudoomiye ku […]

- Advertisement -

sida maal-mo ka hor ay baahisay idaacada Dalsan eedeemo loo jeediyay masuulyiin ka tirsan maamulka Koonfugalbeed oo lagu eedeeyay in ay lunsadeen lacago Gar-gaar oo loogu talagalay dadka ay abaarta saameesay ee ku sugan Sh/hoose ayaa haatan waxaa la rixay masuul yiintii eedaasi loo jeediyay.

Wasiirka Gar-gaarka iyo naafada maamulka Koonfurgalbeed Cabdi Muuse, gudoomiye ku xugeynka gobolka Sh/hoose iyo gudoomiyihii hore ee dagmada Maraka Maxamed Yarisow oo ah masuulyiintii eeda loo joodiyay ayaa haatan waxaa la shegay in lagu xiray xiro ciidmada Amaisom ay ku leeyihiin deegaanka Ceeljaale ee gobolka Shabeelada Hoose.

- Advertisement -

Maxamed Ciise oo ka mid ah saraakiisha gobolka Sh/hoose ahana masuulkii Dalsan lahadalay ee eeda jeediyay ayaa xaqiijiyay xariga masuulyiintaas,asagoona sidoo kale ka hadlay arimo dhoor ah oo quseeya gobolka Shabellada Hoose

Halkan hoose ka dhageyso codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories