HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Mas’uul magacaabay, mid kalena xilka ka xayuubiyey.

Madaxweynaha Puntland oo Mas’uul magacaabay, mid kalena xilka ka xayuubiyey.

Date:

Related stories

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Labo Wareegto oo ka soo wada baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa mid lagu sheegay in Xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Hay’adda Waddooyinka Puntland, Maxamuud C/nuur Aadan. Wareegtadda waxaa lagu xusay in xilkaasi si KMG ah loogu dhiibay G/Xigeenkii Hay’adaasi, Saciid Maxamuud Jamaac. Halkan ka akhriso Wareegtadda:- Dhinaca kale, Madaxweyne Gaas waxa uu Wareegto ku magacaabay […]

- Advertisement -

Labo Wareegto oo ka soo wada baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa mid lagu sheegay in Xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Hay’adda Waddooyinka Puntland, Maxamuud C/nuur Aadan.

Wareegtadda waxaa lagu xusay in xilkaasi si KMG ah loogu dhiibay G/Xigeenkii Hay’adaasi, Saciid Maxamuud Jamaac.

- Advertisement -

Halkan ka akhriso Wareegtadda:-

Dhinaca kale, Madaxweyne Gaas waxa uu Wareegto ku magacaabay G/xigeenka 1-aad ee Gobalka Nugaal.

- Advertisement -

Waxaana xilkaasi loo magacaabay Cali-salaad Diiriye Faarax.

Ma aha markii ugu horreysay ee uu Madaxweynaha Puntland mas’uul magacaabo, mid kalena xilka ka qaado.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories