HomeWararDHAGEYSO:- Suuqyada qudaarta Muqdisho oo laga dareemayo sara’ukac ay sababtay Abaarta

DHAGEYSO:- Suuqyada qudaarta Muqdisho oo laga dareemayo sara’ukac ay sababtay Abaarta

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Suuqyada qudaarta ee maagalada muqdisho aya laga dareemayaa sara’ukac ku yimid qiimaha nuucyada qudaarta, iyada oo la’ibinayo qiimo aad usareeya. Maalmihii aanu soo dhaafnay ayaa isbadal laga dareemayey qudaarta oo muqdisho uga timaada gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe,waxaana waayadaan danbe qudaartu ay aheyd mid gabaabsi ah ama yar, iyada oo loo sababeynayo abaarta ka […]

- Advertisement -

Suuqyada qudaarta ee maagalada muqdisho aya laga dareemayaa sara’ukac ku yimid qiimaha nuucyada qudaarta, iyada oo la’ibinayo qiimo aad usareeya.

Maalmihii aanu soo dhaafnay ayaa isbadal laga dareemayey qudaarta oo muqdisho uga timaada gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe,waxaana waayadaan danbe qudaartu ay aheyd mid gabaabsi ah ama yar, iyada oo loo sababeynayo abaarta ka jirta dalka.

- Advertisement -

Guleed Xuseen waa ganacsade iibiya Qudaarta waxaa uu sheegay in isbadal xoogleh uu ku yimid qudaarta, islamarkaana la’iibinayo qiima ka duwan kii hore, waxaana uu tilmaamay in ay sababtay abaarta ka jirta dalka oo uu xusay in wabigii Shabeele uu guray,

islamarkaana beerihii ay kasoo go’i jirtay qudaarta sanadkaan aan waxba laga helin oo ay jirto qudaar yari.

Halkaan hoose ka dhageyso.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories