HomeWararDhakhaatiir Sudanese-British ka tirsanaa kooxda Daacish oo lagu dilay Iraq.

Dhakhaatiir Sudanese-British ka tirsanaa kooxda Daacish oo lagu dilay Iraq.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Laba Dhakhtar oo asal ahaan ka soo jeeda dalka  Sudan  lagu dilay magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq. Dhakhaatiirtaasi la dilay oo la kala oran jirey Axmed Saami Khadiir iyo Hishaam Fadlulaahi ayaa la sheegay inay haysteen Dhalashadda dalka Britain. Ciiddanka Ammaanka ee Iraq ayaa sheegay in Labadaasi Dhakhtar la dilay maalmo kadib, markii uu Muwaadin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba Dhakhtar oo asal ahaan ka soo jeeda dalka  Sudan  lagu dilay magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq.

Dhakhaatiirtaasi la dilay oo la kala oran jirey Axmed Saami Khadiir iyo Hishaam Fadlulaahi ayaa la sheegay inay haysteen Dhalashadda dalka Britain.

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee Iraq ayaa sheegay in Labadaasi Dhakhtar la dilay maalmo kadib, markii uu Muwaadin haysta Dhalashadda Britain oo la oran jirey Abu Zakariya Al-biritaani isku qarxiyey magaalladda Mosul.

Labada Dhakhtar ee la dilay ayaa la sheegay inay qeyb ka ahaayeen 9 Arday Sudanese haysta Dhalashadda Britain, oo wax ku baran jirtey dalka Sudan, kuwaasi oo bishii Maarso ee sannadkii 2015-kii ku biiray Kooxda Daacish.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts