HomeWararDEG DEG :Alshabab oo Macalimiin Kenyan ah ka so Afduubay Xerada Dadaab

DEG DEG :Alshabab oo Macalimiin Kenyan ah ka so Afduubay Xerada Dadaab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

3 Macalin oo Kenyan ah ayeey Alshabab ka so afduubteen xerada Dadaab iyagoo uso talaabiyey xadka Soomaaliya. Wariyayaal ku sugan xerada ayaa Dalsan u sheegay in 3 Macalin ay ahaayeen macaliin ka shaqeyneysa iskuul ku yiilay xerada oo ay dhigtaan boqolaal ardey Soomaali ah . Ciidamada Kenya ayaa wada hawlgal ay ku doonayaan iney ku soo badbaadiyeen macalimiinta inkastoo la sheegay in xadka lagala so talaabay

Latest stories