HomeWarar(DHAGEEYSO):- Ra’isul wasaare kuxigeenka oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato...

(DHAGEEYSO):- Ra’isul wasaare kuxigeenka oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato gurmadka loo sameynayo dadka ay saameysay abaarta.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxamed Cumar Carte ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumada ayaa markale ku celiyey baaqa ah in shacabka soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameeynayo dadka ay saameeysay abaarta ee ku sugan qeybo kamid ah dalka. Waxaa uu sheegay in kaalmo dibad laga sugi lahaa ay ka fiicantahay in shacabku ay wax qabsadaan una gurmadaan walaalahooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cumar Carte ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumada ayaa markale ku celiyey baaqa ah in shacabka soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameeynayo dadka ay saameeysay abaarta ee ku sugan qeybo kamid ah dalka.

Waxaa uu sheegay in kaalmo dibad laga sugi lahaa ay ka fiicantahay in shacabku ay wax qabsadaan una gurmadaan walaalahooda si loo badbaadiyo nolosha dad badan oo halis ugu jira abaarta.

- Advertisement -

Carte ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada inay ka qeyb qaataan dadaalada socda ee loogu gurmanayo dadkaasi.

Halkaan hoose ka dhageeyso codka.

 

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts