HomeWarar(La-yaabka): Hooyo dhashay 69 carruur oo geeriyootay !!!

(La-yaabka): Hooyo dhashay 69 carruur oo geeriyootay !!!

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Haweeney da’deedu ahayd 40-jir oo dhashay 69-carruur ah ayaa Axaddii la soo dhaafay ku geeriyootay Marinka Qasa ee Dhulka Reer Falastiin. Sayga Marxuumadaasi oo aan magaciisa la shaacinin ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee Wakaalladda Wararka Gaza Now “وكالة غزة الان الاخبارية” in Xaaskiisa ay u dhashay 69-carruur ah. Waxa uu intaasi ku daray  inay […]

- Advertisement -

Haweeney da’deedu ahayd 40-jir oo dhashay 69-carruur ah ayaa Axaddii la soo dhaafay ku geeriyootay Marinka Qasa ee Dhulka Reer Falastiin.

Sayga Marxuumadaasi oo aan magaciisa la shaacinin ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee Wakaalladda Wararka Gaza Now “وكالة غزة الان الاخبارية” in Xaaskiisa ay u dhashay 69-carruur ah.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray  inay Xaaskiisa 16 jeer u dhashay min 2 mataano ah,  iyadoo 7 jeer oo kalena u dhashay min 3 mataano ah, mar kalena ay 4 jeerna dhashay min 4 mataano ah.

Wadarta Guud ee ay Marxuumadaasi dhashay ayaa noqonaysa 69-carruur ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, sida laga soo xigtay Tiro-koobka Caalamiga, taariikh ahaan waxay Hooyadan aad uga badan tahay tirada haweeney ilmo ku dhasha Marinka Qasa ee dhulka Reer Falastiin.

Rabbi ayaa bixiya Haddiyadda Ilmaha, iyadoo qaar ka mid ah Qoysaska isku dhalaan Carruur Wiil, halka kuwa kalena kala helaan wiilal iyo gabdh, iyadoo qoysas kalena aysan wax ubad ah isku dhalin ee Ilaahay ha ugu deeqo Awlaad Insha Allaah. = Aamiin=

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska,

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories