HomeWarar(DHAGEEYSO):- Maamulka Hirshabeelle oo lagu eedeeyey inay ma'suul ka yihiin dhibaatadii ka...

(DHAGEEYSO):- Maamulka Hirshabeelle oo lagu eedeeyey inay ma’suul ka yihiin dhibaatadii ka dhacday deegaano hoostaga Degmada Cadale.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka degmada Cadale ayaa sheegay in dowlad goboleedka Hirshabeelle ay ka gaabisay dadaalkii looga baahnaa kahortaga colaada kajirta deegaano hoostaga degmadaasi oo labadii maalin aynu soo dhaafnay ay ku dagaalamayeen maleeshiyo beeleed wada daga halkaasi. Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee degmada Cadale ayaa ku […]

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka degmada Cadale ayaa sheegay in dowlad goboleedka Hirshabeelle ay ka gaabisay dadaalkii looga baahnaa kahortaga colaada kajirta deegaano hoostaga degmadaasi oo labadii maalin aynu soo dhaafnay ay ku dagaalamayeen maleeshiyo beeleed wada daga halkaasi.

Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee degmada Cadale ayaa ku eedeeyey madaxda Hirshabeelle inay ma’suul ka yihiin dhibaatada kajirta degaanadaasi islamarkaana maamulku uu ka gaabiyey wax ka qabashada xiisadaasi oo uu sheegay inay ku wargaliyeen mar hore balse madaxdu eysan la’imaan dadaaladii looga hortagi lahaa colaadaasi oo uu ka dhaliilay maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Halkaaan Hoose Ka Dhageeyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories