HomeWararWariye C/maalik Coldoon oo maanta lagu maxkamdeynayo magaalada Hargeysa.

Wariye C/maalik Coldoon oo maanta lagu maxkamdeynayo magaalada Hargeysa.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wariye Cabdimaalik Muuse coldoon oo ku xirnaa mudooyinkan magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa in lagu maxkamdeeyo magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland si loo qaado kiiska dacwada ee loo heesto wariyahaas. Waxaa maanta markale lagu wadaa in la horkeeno maxkamadda taasi oo shalay lagu waday in la horkeeyo balse ay Baaqatay markii codsi uu kayimid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariye Cabdimaalik Muuse coldoon oo ku xirnaa mudooyinkan magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa in lagu maxkamdeeyo magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland si loo qaado kiiska dacwada ee loo heesto wariyahaas.

Waxaa maanta markale lagu wadaa in la horkeeno maxkamadda taasi oo shalay lagu waday in la horkeeyo balse ay Baaqatay markii codsi uu kayimid wariye Coldoon oo dalbaday in dib loogu dhigo arinta maxkamadda.

- Advertisement -

Maalmihii aanu soo dhaafnay Cabdimaalik ayaa ku xirnaa magaalada Hargeysa waxaana maamulka soomaaliland uu ku eedeeyey  qaran dumis iyo inuu waday arimo ka dhan ah jiritaanka Soomaaliland.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts