HomeWararBoqorka Sacuudiga oo booqasho dhowr maalmood ku tegay dalka Malaysia.

Boqorka Sacuudiga oo booqasho dhowr maalmood ku tegay dalka Malaysia.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Telefishinka Dowladda Malaysia ayaa si Toos ah u soo bandhigay  markii uu Boqor Salmaan Bin C/casiis ka soo degay Garoonka Caalamiga Diyaaradaha ee Kula Lampur, waxaana loo riday 21-Madfac oo Salaan Sharaf ah. Boqorka waxaa soo dhaweeyey Ra’isul-wasaaraha Malaysia, Najiib Rasaaq, waxaana Munaasabad Qaran loogu sameeyey Barlamaanka dalkaasi. Boqorka Sacuudiga waxaa uu hoggamainayaa Wafdi ka […]

- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Malaysia ayaa si Toos ah u soo bandhigay  markii uu Boqor Salmaan Bin C/casiis ka soo degay Garoonka Caalamiga Diyaaradaha ee Kula Lampur, waxaana loo riday 21-Madfac oo Salaan Sharaf ah.

Boqorka waxaa soo dhaweeyey Ra’isul-wasaaraha Malaysia, Najiib Rasaaq, waxaana Munaasabad Qaran loogu sameeyey Barlamaanka dalkaasi.

- Advertisement -

Boqorka Sacuudiga waxaa uu hoggamainayaa Wafdi ka kooban 1,500 oo qof, oo isugu jira Wasiiro, Gnaacsato, Ilaalo iyo shaqaale kale, wuxuuna dalka Indonesia joogi doona muddo dhowr maalmood.

Dhinaca kale, Boqorka dalka Sacuudiga waxaa la rajeynayaa inuu dalka Indonesia booqdo bisha soo socota ee March 1-da ilaa 9-da, wuxuuna booqan doonaa Jersiiradda loo-dalxiis tago ee Baalli, halkaasi oo uu ku nasan doono.

Dhinaca kale, Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay inuu Boqorka Sacuudiga  sidoo kale booqan doono dalalka Japan, China iyo Urdun.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories