HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo dib u soo laabtay bilaa soo-dhaweyntii safafka dhaadheeraa!!!

Madaxweyne Farmaajo oo dib u soo laabtay bilaa soo-dhaweyntii safafka dhaadheeraa!!!

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

  Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalladda Muqdisho, kadib, markii uu soo dhamaystay Booqasho Rasmi ah oo uu ku tegaay dalka Scauudiga. Isla markii uu Madaxweynaha ka soo degay Garoonka Aadan Cadde, waxa uu Xildhibaanadda iyo Wasiiradii soo dhaweyn lahaa u sheegay inay qabtaan hawsha ay Bulshadda […]

- Advertisement -

 

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalladda Muqdisho, kadib, markii uu soo dhamaystay Booqasho Rasmi ah oo uu ku tegaay dalka Scauudiga.

- Advertisement -

Isla markii uu Madaxweynaha ka soo degay Garoonka Aadan Cadde, waxa uu Xildhibaanadda iyo Wasiiradii soo dhaweyn lahaa u sheegay inay qabtaan hawsha ay Bulshadda ka sugayso.

Ciiddankii Salaan-sharafta laga qaadan jirey ee safka dheer geli jirey waa la joojiyey, wuxuuna Madaxweynaha si toos ah u aaday Villa Somalia, iyadoo aan Waddooyinka muhiimka la wada xirin.

Madaxweyne Farmaajo waxa uu Socdaalkiisa Koowaad ku tegay dalka Sacuudiga, tan iyo markii xilkaasi loo doortay, wuxuuna Boqor Salmaan Bin C/casiis ka helay Casuumaad.

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye waxay yeesheen Kulan Khaas ah oo ay kaga wada hadleen Taageeradda Sacuudiga ee Dowladda Madaxweyne Farmaajo,  Xoojinta Xiriirka Labada Waddan, Xaalladaha Mandiqadda iyo sidii ay Sacuudiga gacan uga geysan lahaayeen Dhaqaalaha, Ammaanka iyo wax-u-qabashadda dadka ay saamaysay Abaaraha iyo Macluusha ka jirta qeybo ka mid ah Somalia.

Madaxweynaha waxa uu soo gutay Waajibaadka Cimradda, wuxuuna saakayto ka soo dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee King C/casiis ee magaalladda Jeddah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories