HomeWararBanaanbax lagu taagerayay Ra"isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho.

Banaanbax lagu taagerayay Ra”isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Dibadbaxaan oo ahaa mid lagu taagerayay Ra”isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa ka dhacay fagaraha Daljirka Dahson ee magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay dadweyne iskaga kala yimid degmooyinka gobalaka Banaadir. Waxaa soo agaasimay dibadbaxa mamulka Gobalka Banaadir waxaana lagu soo dhaweyanayay magacaabista Ra”isulwasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliaya oo uu madaxweynuhu u magacaabay Xasan Cali Kheyre. […]

- Advertisement -

Dibadbaxaan oo ahaa mid lagu taagerayay Ra”isulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  ayaa ka dhacay fagaraha Daljirka Dahson ee magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay dadweyne iskaga kala yimid degmooyinka gobalaka Banaadir.

Waxaa soo agaasimay dibadbaxa mamulka Gobalka Banaadir waxaana lagu soo dhaweyanayay magacaabista Ra”isulwasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliaya oo uu madaxweynuhu u magacaabay Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Horay waxaa u soo dhaweyay magacabista Ra”isulwasaraaha cusub ee Soomaaliya Maamul gobaleedyada dalka ka jira sida J/land,Puntland,Hirshabelle,Koofurgalbeed iyo Galmudug waxaana dhawaan la hor geyn doona Baarlamaanka Soomaliya si codka kalsoonida ah ay ugu qaadaan.

  

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories