HomeWarar{SAWIRO}:-Madaxweynaha Soomaaliya iyo maadaxweynaha Jabuuti oo dhagax dhigay Dhismaha safaarada Jabuuti ee...

{SAWIRO}:-Madaxweynaha Soomaaliya iyo maadaxweynaha Jabuuti oo dhagax dhigay Dhismaha safaarada Jabuuti ee muqdisho.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo goordhaweyd soo gaaray muqdisho ay dhagax dhigeen dhisamaha safaarada Jabuuti ay ku leedahay Muqdisho.      Inkastoo safiir uu ujoogay muqdisho Jabuuti hadana waxaa ay dowladda Jabuuti ay dibudhisanaysaa safaradeeda ay ku lahayd muqdisho si xarunta rasmiga ee safarada loogu shaqeeyo. Madaxweynaha […]

- Advertisement -

Waxaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo goordhaweyd soo gaaray muqdisho ay dhagax dhigeen dhisamaha safaarada Jabuuti ay ku leedahay Muqdisho.

    

- Advertisement -

Inkastoo safiir uu ujoogay muqdisho Jabuuti hadana waxaa ay dowladda Jabuuti ay dibudhisanaysaa safaradeeda ay ku lahayd muqdisho si xarunta rasmiga ee safarada loogu shaqeeyo.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa barqadii maanta soo gaaray muqdisho si uu uga qeybgalo munaasabada caleema saarka madaxweynaha cusub ee Farmaajo iyadoo labada madaxweyne kahor munaasabada maanta ay dhagax dhigeen dhisamaha safarada Jabuuti oo ku taala degmada Cabdicasiis ee gobolka banaadir.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories