HomeWararPakistan: Is-qarxin ay dad ku geeriyoodeen oo lala beegsaday Dhismo Maxkamad.

Pakistan: Is-qarxin ay dad ku geeriyoodeen oo lala beegsaday Dhismo Maxkamad.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay dhowr nin oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa weerareen Dhismaha Maxkmaad ku taalla Degmadda Jarsada ee W/galbeed ee dalkaasi.

Afhayeen u hadlay Maleeshiyadda Jamaacatul-axraar ee Daalibaanta Pakistan, Asad Mansuur  ayaa sheegay inay Kooxdiisa ka dambeysay Qaraxaasi, iyadoo Mas’uul u hadlay Maamulka Degmadaasi sheegay inay ugu yaraan 4 qof ku geeriyootay qaraxaasi.

Wuxuuna intaasi ku daray inay Qaraxyadaasi farriin u tahay Suxufiyiinta, waa sida uu hadalka u dhigay.

Goobjooge ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka REUTERS inuu arkay maydad badan ku arkay gudaha Maxkamadda la isku qarxiyey.

Taliyaha Boliska Degmaddfa Jarasada, Sohayl Khaalid ayaa sheegay in ugu yaraan hal dagaalyahan Is-qarxiyey, halka mid kalena uu rasaas ku furay albaabka laga soo galo Maxkamadda, ka hor inta aan Toogasho lagu dilin.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories