HomeWararXarakadda Alshabaab oo shaacisay inay la dagaalamayaan Dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Xarakadda Alshabaab oo shaacisay inay la dagaalamayaan Dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo loo doortay Xilkaasi bishan February 8-dii, waxay Alshabaab markii ugu horreysay soo saartay War Rasmi ah ka soo saartay Doorashadda Farmaajo loo doortay Madaxweynaha DFS.

Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Xarakadda Alshabaab ayaa sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo la mid yahay Hoggaamiyayaashii horey u soo maray DFS.

Farriin Cod ah oo lagu baahiyey Warbaahinta Xarakadda Alshabaab waxa uu Sheekh Yacquub ku xusay inuu Madaxweyne Farmaajo ka daran yahay Madaxweynayaashii hore, isla markaana uu yahay Muwaadin Maraykan ah o oay Reer Galbeedka u soo tababareen si uu caddowga gacanta ugu geliyo dhulka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigay.

“Annagu Haddaan muslimiin nahay waxaan leenahay Miizaan ama halbeeg aan wax ku cabirno, qof kasta oo khilaafa halbeegaasi shareecada islaamku jidaysay buudka ayaa lagula tumanayaan waana lala dirirayaa” ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub.

Wuxuuna carrabka ku adkeeyey inay sii wadi doonaan Dagaalka ay kula jiraan DFS iyo Ciiddamadda Shisheeyaha, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Sheekh Xasan Yacquub Cali  waxa uu uga digay Shacabka Soomaaliyeed inaysan ku kadsoomin Maamulka Farmaajo, waa sida uu hadalka u yiri Sheekh Xasan Yacquub.

Si kastaba ha ahaatee, Tan iyo sannadkii 2007-dii waxay Xarakadda Alshabaab si joogto ah ula dagaalami jireen Dowladihii dalka soo maray iyo Ciiddanka AMISOM, waxay kaloo Hawlgalo joogto ah ka fuliyaan gudaha dalka Kenya,

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories