HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay AMISOM inay Dagaalka Alshabaab ku soo af-jaraan...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay AMISOM inay Dagaalka Alshabaab ku soo af-jaraan muddo 2-sanno gudaheeda.

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Khaas ah oo uu Villa Somalia kula yeeshay Madaxa AU-da Somalia, Taliska AMISOM iyo Danjirayaasha Dowladaha ay Ciiddamadda ka joogaan Somalia.

Waxa uu ugu baaqay Taliska AMISON inay si dhow ugu wada shaqeeyaan La-dagaalanka Alshabaab iyo sidii Somalia loogu soo dabaali lahaa Nabad iyo Deganaansho, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo waxa uu carrabka ku dhuftay inay Dowladdiisa kaalin muhiim ah ka qaadanayso haddii ay  Beesha Caalamka ka helaan Taageero.

“”Hamigeygu waa in Alshabaab laga guuleystaa 2-sanno ee soo socota gudaheeda, waxaana ku rajo weynahay haddii aan si wadajir u wada shaqeyno inaan awoodi karno inaan ka guuleysano Alshabaab” ayuu yiri Madaxweynaha sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu intaasi ku daray inuu jeclaan lahaa inuu arko in labada sanno ee soo socota Nabad iyo Deganaansho lagu soo dabaalo Somalia.

- Advertisement -

Kulanka Madaxweynaha la yeeshay AU-da iyo AMISOM waxaa goobjoog ka ahaa Ergayga Gaarka ee AU-da ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador Farncisco Madeiro, Danjirayaal iyo Diplomaasiyiin ka kala socotay Safaaradaha Jabuuti, Kenya, Burundi iyo Uganda ku leeyihiin Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo beegmay, iyadoo ay Xarakadda Alshabaab soo saareen War Rasmi ah inay Dagaal kala hortegayaan Dowladda Madaxweyne Farmaajo.

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories