HomeWarar(Dhageyso):- Ehelada qaar ee carrurtooda ku xiran xabsiga dhaxe oo baaq udiray...

(Dhageyso):- Ehelada qaar ee carrurtooda ku xiran xabsiga dhaxe oo baaq udiray madaxweynaha cusub.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Muqdisho(Radio Dalsan):- qaar kamid ah eheladaan oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa ay cabasho xoogan kamuujiyeen xukuno lagu riday  carrurtooda iyo xabsiga dhaxe ee hada ku jraan qaarkamid ah eheladan ayaa baaq u’diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- qaar kamid ah eheladaan oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa ay cabasho xoogan kamuujiyeen xukuno lagu riday  carrurtooda iyo xabsiga dhaxe ee hada ku jraan

qaarkamid ah eheladan ayaa baaq u’diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories