HomeWararDiyaaradaha Raashiya oo duqeeyey Fariisinka ugu weyn ee ay Daacish ku leeyihiin...

Diyaaradaha Raashiya oo duqeeyey Fariisinka ugu weyn ee ay Daacish ku leeyihiin Raqa ee Waqooyiga Syria.

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in ay Diyaaradaha Dagaalka ee Tu 95, Su 30 CM iyo Su 35  duqeeyeen fariisimo  iyo Xerooyin Tababar oo ku yaalla magaalladda Raqa. Gantaalladda la hago ee X 101 Cruise missiles ayaa la sheegay in loo adeegsaday Duqeymahaasi, iyadoo ay Milliteriga Raashiya taageero ka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in ay Diyaaradaha Dagaalka ee Tu 95, Su 30 CM iyo Su 35  duqeeyeen fariisimo  iyo Xerooyin Tababar oo ku yaalla magaalladda Raqa.

Gantaalladda la hago ee X 101 Cruise missiles ayaa la sheegay in loo adeegsaday Duqeymahaasi, iyadoo ay Milliteriga Raashiya taageero ka siiyeen Ciiddamadad Dowladda Raashiya sidii ay dib ugu qabsan lahaayeen Deegaanadda ay Kooxaha Mucaaradka Hubeysan ka haystaan qeybo ka mid ah dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hoggaamiyayaasha Kooxda Daacish ayaa la sheegay inay ka firxadeen magaalladda Raqa, iyadoo ay Kooxda Ciiddanka Xorta Syria ee SDF oo ay Maraykanka taageeraan ku sii siaqayaan nawaaxiga magaalladda Raqa,

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories