HomeWararMilliteriga Dowladda Syria oo lagu eedeeyey inay adeegsadeen Hubka Kiimikadda.

Milliteriga Dowladda Syria oo lagu eedeeyey inay adeegsadeen Hubka Kiimikadda.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warbixin ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watchs ka soo saartay Xarunreeda Dhexe ee Maraykanka ayey ku sheegtay inay Ciiddanki 8 jeer qaadeen weerar ay u adeegsadeen Kiimiko isbuucyadii ugu dambeeyey ee dagaalkii ay dib ugu qabsadeen magaalladda Aleppo ama Xalab. Warbixinta ayaa lagu xusay in ugu yaraan 9-qof lagu dilay, Weeraradaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watchs ka soo saartay Xarunreeda Dhexe ee Maraykanka ayey ku sheegtay inay Ciiddanki 8 jeer qaadeen weerar ay u adeegsadeen Kiimiko isbuucyadii ugu dambeeyey ee dagaalkii ay dib ugu qabsadeen magaalladda Aleppo ama Xalab.

Warbixinta ayaa lagu xusay in ugu yaraan 9-qof lagu dilay, Weeraradaasi oo dhacay muddadii u dhexeysay November 17-dii ilaa December 13-dii ee sannadkii hore.

- Advertisement -

Human Rights Watchs waxay kaloo tilmaamtay in mid ka mid ah dhimashadii ugu badnayd ka dhacday Deegaanka Sakhuur ee duleedka Xalab. bishii November 20-da, halkaasi oo lagu dilay 6-qof oo isku qoys ahaa oo 4 ka mid carruur ahaayeen.

Milliteriga Dowladda Syria oo taageero ka helayey Raashiya waxay bishii December 22-dii ee sannadkii hore si buuxda ula wareegeen gacan-ku-haynta magaalladda Aleppo ama Xalab.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts